Maxay ka dhigan tahay iscasilaada guddigii doorashooyinka Maamulka K/Galbeed?

Guddoomiyihii Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, ku-xigeenkiisii iyo inta badan xubnihii guddigaas ayaa iska casilay xilka ka dib shir jaraaid oo ay caawa ku qabteen magaalada Baydhabo. .Guddoomiyaha Guddiga Carfo Ibraahim Aadan is casilaadan lagu micneeyay inay ka dambeysay cabasho ku saabsan faragelin lagu hayo doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo loo qorsheeyay … Continue reading Maxay ka dhigan tahay iscasilaada guddigii doorashooyinka Maamulka K/Galbeed?